Waxaa dhawaan caasimadda maamulka Ximan iyo Xeeb gaaray afhayeenka maamulka Maxamed Cumar Hagafeey, wuxuuna websiteka Ximaniyoxeeb.com u sheegay in shacabku ku diirsadeen maamulka ay dhisteen. Read the rest of this entry »
Tags: wararka
C/lahi Maxamed Faarax (Dabdamis) waa nin dhalinyaro ah kuna nool magaalada Toronto ee dalka Canada. Cabdullaahi waa aabbe Somaaliyeed oo dhalinyaro ah wuxuuna u baahanyahay taageeradaada oo deg deg ah. Fadhlan hoos ka akhri sida ugu fudud ee aad u caawin karto walaalkaa C/lahi Maxamed faarax. Read the rest of this entry »
Tags: wararka
Baraak Obama ayaa ku guulaystay Madaxtinimada dalka Maraykanka, guusha Obama maxay ka tari doontaa dhibaatada wajiyada baddan leh ee haysata shacabka Afrika iyo qaasatan midda Somalia oo aan ka dahsoonayn Madaxweynaha la doortay? Read the rest of this entry »
Tags: Aqbaarta
Waa Warbixin Iyo Sawiro Bilic Leh Oo Muujinaya Hormarka Ay Sida Xowliga Ah Ugu Talaabsanayaan Qaar Ka Mid Ah Magaalooyinka Ximan Iyo Xeeb. Read the rest of this entry »
Tags: wararka
Marka aan ka hadlo xaaladda deegaanada aan safarka ku tagay guud ahaan waxaa saameeyay dadka xoolo dhaqatada ah roobab ay aad iyo aad ugu diirsadeen mana jirin meel abaari ka muuqatay haba kala roob badnaadeene. Read the rest of this entry »
Tags: Wararka Ximan Iyo Xeeb
Heshiis Wax wada Qabsi iyo Saaxiibtinimo ah oo ay is dhaafsadeen Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo Gobolka Starostwa Powiatu Olesnica ee dalkaasi Poland. Halkaan ka daawo sawirada heshiiska Read the rest of this entry »
Tags: Wararka Dibeda